|

Gacaliye/gacaliso,
Sidee tahay? Waxaan rajeynayaa in emailkan kugu soo gaaro adigoo caafimaad qaba. Salaan kadib magaceygu wa Saciid Isxaaq, soosaarihii filimka Cali & Cawrala.
Waxaan jeclan lahaa in aan kula socodsiiyo in ugu dambeyntii DVD-gii filimka Cali & Cawrala ee aad in badanba sugeyseen uu haatan soo baxay.
Qaabka aad lacagta u bixineysid waa sahal. Waxa aad si amaano lehi aad ku bixin karta credit card ama PayPal ado isticmalysid PayPal ama haddii aay kaaga sahlan tahay waxaad lacagta inoo soo dhigi karta xawaalad kasta,labadaas kii kuu fudud yeel.
Haddii aad isticmaaleysid credit card/paypal guji sawirka/linkiga hoose. Haddii aad rabtid inaad xawilaadaha inoo soo dhigtid guji sawirka/linkiga hoose.
Fadlan gado DVD-ga orjinalka ee SOMTV fadlan ha gadanin kuwa kopiga ah ee dadka qaar faro ku tiris ahi iskood inta u suubsadaan gadaya (bililiqaysanaya hanti dad kale) marka haddii aadan koopiga aadan gadanin ogoow inaad taageereysid kor uqaadida tayada aflaamta soomaliyeed.
Mahadsanid
Said Isak
Producer of Ali & Awrala,
SOMTV Sales & Marketing




|