Have your say..Have Your Say!

Fariintaada ku dhaaf halka / Send your comment, please!

Farah A Omar
Wellington, New Zealand

 

first of all i would like to start by thanking abdimalik isak for his extraordinary talent in executing the production in short period of time and of-course the actor\'s and actresses for delivering masterpiece performance. I truely enjoyed the film and the plot and the unexpected ending. as much as i would love to drag on about the film, i dont want to give away much and its \"must see movie of the year\". after reading what abdimalik isak did with the production and As a young emerging film maker from Denmark, i have a glimpse of hope from the somali film industry and that one day (inshaallah) we will be known and credited for our art and diversity. Thank you SOMTV for making this film possible

Comstas -yt

The movie is awesome...i give it 10-10-10 all..best somali movie evaaaaaaaa...love it. Ccan't get enough watching it...watched like million times. Thank you the guys behid this movie.

Ahmed Yousuf

Thanks all. Walaal filimkaan aad iyo aad ayuu u wanaagsan yahay waxaana idiin rajaynayaa inaad kuwo kale oo la mid ah aad noo soo saari doontaan.

Mowlid, Ethiobia

Marka hore waxaan salaan u soo jeedinayaa dhamaan SOMTV gaarahaana Maskaxdii ka farkartay soona maaxatay murtidan qaaliga ah iyo dhamaanba dadkii ka qaybqaatay soosaarista filimkan. Runtii waa filim markii aan daawaday aan aad uula yaabay sababtoo ah waxaad moodaa xaqiiqo sidaa ay tahay u dhacday ee lama moodo film la matalay ee waxaan aniga fikir ka soo jeedin lahaa dhamaadka filimka meesha tilmaamaysa shilka cali ku dhacay iyo dhimashadiisaba hadii ay suurgaltahay in wax laga badalo.

Cali Khasim Roble
Jeddah, KSA

Xaqiiqdi waa filim aad uwanaagsan islamarkaana lafahmikaro ujeedadiisawaxaana idinkugu hambalyeynayaa inaadgaarteen ujeedadi laga lahaa filimkaan oo tayadiisa aad usareysa waadmahadsantihiin.

Khalid Abukar
Doha, Qatar

Film caadi ahayn waaye. Dhamaan dadkii aanu wada dawanay oo dhan aad ayeey uga heleen. Xagga codka, sawirada iyo intuba si heersare ayaa loo suubiyey. Aad ayaan ugu hambalyeenayaa dhamaan cidii gacan ka geysatay soo saarista iyo habeenta filmkan SOMTV waad mahadsan tihiin. Dadaalkiina halkaa ka sii wada sxb-yaal.

Ladan A
Atlanta, GA

SOMTV rocks!! what a good storyline, good acting, top quality pictures and sound. If this is your first one how about your second one... cant wait looking forward to it.....keep the good work walaalayaal.

Farhan Shiino
Stockholm, Sweden

I have seen this movie last yr and i have got to say this movie is the best Somali movie I have ever seen. The story is awesome and the actors are amazing. they can really act and the girl is the best not to mention her looks. she was the prefect fit. The movie made me laugh at the begining but it really got hard in the middle. tears. it verry sad at the end. I have never seen a Somali movie that made me emotional..

Ayub Yare
Manchester, UK

Amazing movie...very sad indeed, but yet stated the true about the new generation...best commended movie to watch.....I watched it last month and honestly i have to say best somali movie. The story is great absed today´s reality. go for it guys and watch. Support SOMTV buy original from their website.

Asture09 -yt

Ttrully talented Ms Malyun, i watched this movie and it was FANTASTIC, Malyun - not only you are very beatiful but trully talented and i am sure what drives you to this success is your desire for your desire,, May Allah protect and guide you.

Abdulahi Sabriye
Tilbrug, NL

Somtv sxbayaal aad abaad ugu mahad santihiin inad bulshada uso bandhigtan waxayalaha bulshadooda burburiyay oo aykamidyihiin qabyaaldu. Runta ayaad ka hadasheen somaildana runta wa ay dhibtaa.

Cabdullahi Mukhtar Sheykh,
Mombasa, Kenya

Dhaman wan idin salamay bahda SOMTV waxana leenaha meelo badan oo muhima o lo bahnaa ayuu tabanaya flemkan marka siiwada waa loo bogay. Salan 2aad

Maryan Yasin

Oslo, Norway

Filmkaan filim soomali oo lamid ah waligeey ma daawan. Wax badan ayaan sugaayey waa film qiso naxdin ah xambaarsan. Aad ayaan uga xumaaday siduu Cali ku dambeeyey waxay runtii ahayd mid naxdin ku reebta qof walba oo filimka daawaday. Cali & Malyuun si fiican ayeey u jileen filmka.

Farhia Isa

Odence, Denmark

Eeshcalaa film waxaasa film lagaa dhahaa. filim macaan, dhalin macaan, wiil qurux badan, Ali ( waa ka helay wiilkaas ma banaan yahay..loool) Odeyga xaa ku qabiida waxaan ka helay markuu la xiray ee u ninka poliska ku yiri "ma cunuga yaroo sixiroolaha ahaa...." loooooooooooooooooooool markast o xasuusto qosolu igu dilaa. Somtv wa mahads

Faysal Yare

Toronto,Canada

I gave these guys credit for what they have done so far. Best somali film so far...keep upthe good work. Hats off!

<<Back<

 

 

 

 

 

s